daafeet.com
Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Beesha Caalamka Ku Eedeeyey Ineysan Marnaba ka Shaqeyn Degenanshaha Dalka
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beesha Caalamka iyo dowladaha daneeya Arrimaha Soomaaliya ku eedeeyay in Masiirka iyo arrimaha Soomaaliya ay s…