daafeet.com
Daawo Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Ahmed “Tarsan” oo Arimo Murugo Leh ka Hadley
Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir oo la hadley warbaahinta wareysi dheerna siiyey ayaa waxaa uu ka hadley arin aad murugo u leh iyo halka uu u socdo wadanka iyo dhoohsananta ka muuqata shacabka…