daafeet.com
Daawo Ururka Aqoonyahanada Wena oo Shaley Ku Kulmey Magalada Muqdisho Si Ay Uga Qeyb Qaataan Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Awcusmaan ee Degmada Wanleweyn
Ururka aqoonyahanada Wena ee kasoo jeeda degmada wanleweyn ayaa shaley waxaa ay kulan ku yeesheen magalada muqdisho kulankaas oo ay kaga hadlayeen sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha cisbit…