daafeet.com
Dhegeyso Gudoomiyaha Baarlamaan oo Maanta Hanjabaad u Direy Xildhibaanada Aan Kasoo Qeyb Gelin Kalfadhiyada
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa digniin u direy xildhibaanada una sheegey xildhibaankii ka maqnaada kalfadhiga 8aad in uu u gu…