daafeet.com
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe oo Ku Baaqey In Wadahadalada La Hakiyo Intuu Xasan Sheekh Ka Baxaayo
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la joojiyo wadahadalka u socda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland, kaasoo in muddo ah hakad ku jira. Inj. Fey…