daafeet.com
Dhegeyso:Wasiirka Cadaalada oo Ka Hadley Cadaalad Darada Ka Jirta Dalka Iney Gaartey In Dad Nool La Gubo Sidii Xaabadii
Wasiirka Caddaaladda Xukumadda Soomaaliya C/llaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir oo shalay ka hadlay Shir looga hadlayo Garsoonka oo laga furay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caddaalada xumida ka jirt…