daafeet.com
Dhegeyso Shariif Xasan oo Baaq u Direy Dhalinyarada Ku Jirta Alshabab
Shariif xasan oo warbaahinta la hadlayey ayaa fariin u direy dhalinyarada ka mid ah alshabab isagoo sheegey in hadii ay soo laabtaan kuna soo biiraan shacabkooda la cafin doono hadaladiisa waakan e…