daafeet.com
Dhegeyso:-Dil Xaley Loogu Geystey Degmada Afgooye Haweeney Ka Tirsan Dadka Deegaanka
Waxaa xaley degmada Afgooye ee gobolka Shabelaha Hoose dil loogu geestay haweeneey ka mid aheyd dadka degmadaasi ku nool oo lagu magacaabo Farxiyo. Dilka waxaa saxaafadda u xaqiijiyey Yuusuf Moordo…