daafeet.com
Alshabab oo Maanta Madaafiic Ku Garaacdey Garoonka Aadan Cade uu magalada Muqdisho
Madaafiic ayaa lagu weeraray garoonka caalamiga ah ee Diyaaradaha Muqdisho, Waxaana Al-shabaab ay sheegtay inay iyagu ka dambeeyaan duqeynta ayna ku beegsadeen Xarunta AMISOM ee Xalane oo ku dhagan…