daafeet.com
Dowlada Federaalka oo Ahlusuna Ugu Baaqdey Iney La Shaqeyso Maamulka Galmudug
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federaalka Somaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen [Odawaa] oo shalay gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa ugu baaqay Ahlusunna Waljamaaca inay nabadda qaataan, oo…