Comments on: FBI oo Kusoo Biirtey Baaritaanka Qaraxii Daalo Airline http://www.daafeet.com/2016/02/06/fbi-oo-kusoo-biirtey-baaritaanka-qaraxii-daalo-airline/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 07 Feb 2016 03:26:00 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: wiilwaal minnesota U S A http://www.daafeet.com/2016/02/06/fbi-oo-kusoo-biirtey-baaritaanka-qaraxii-daalo-airline/#comment-5114 Sun, 07 Feb 2016 03:26:00 +0000 http://daafeet.com/?p=24484#comment-5114 aadbaan ugu faraxsanahay baaritaanka fbi .waayo somaaliya waxaa la haray tuugo shisheeye oo madaw iyo cadaanba ah waxay soo sheegi jireen been caalamka ay usoogudbin jireen iyo argagixiso lagu gabado si dhaqaalaha umada loo cuno waa taas mida somaaliya la dhaqaaqi wayday oo nabad la.aanta keentay balse hadii fbi oo ah baarayaasha kaliya ee aduunka daacada ka ah beena sheegin oo waliba ameerika inaad nabad iyo cadaaladi ka jirto horseeday haday soomaaliya tageen soona saareen run waxa diyaarada gudaheeda ka dhacay .masuuliyada waa cida qaadaysa waa intii airaporka kashaqeenaysay iyo waliba ciidamada midawga afrika aadbaan ugu faraxnay in fbi ay banaanka soo dhigtay waxaan leeyahay shacabka somaaliyeed ee dhibanaa dhamaantood ha codsadeen in fbi ay somaaliya joogto si ay wax uga bartaan tuugadii horay ujoogtayna hana daayeen aadbaan utaagaeeraynaa natiijad baarista fbi

]]>