daafeet.com
Ururka Somali Siman oo Xaflad aad U Balaaran KU Qantey Magalada Ohio Columbus Maalintii Sabtida
Boqolaal Soomaalida Ohio, Columbus ah ayaa kasoo qayb-galay kulan looga hadlayay sidii loo heli lahaa Soomaali Siman, taasoo Macnaheedu yahay in dadka Soomaaliyeed la gaarsiiyo jiritaan Umad mid ah…