daafeet.com
Daawo:-Maamul Cusub oo La Magac Baxay Waamo State oo Looga Dhawaaqey Magalada Muqsidho
Maamul cusub oo la magac baxay waamo state ayaa maalintii shaley looga dhawaaqey magalada muqdisho kaasoo ka howl geli doono gobolada jubooyinka.