daafeet.com
Daawo: Wakiilka Igad Maxamed Cabdi Afeey oo Ka Hadley Shirka Kismaanyo
Wakiilka Igad Maxamed Cabdi Afeey oo la hadley warbaahinta ayaa warbixin ka bixiyey qaabka uu u dhici doono shirka ka furmi doona magalada kismaanyo hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.