Comments on: Daawo Ururka Gargaarka iyo Horumarinta ee Rajo oo Shaqo Nadaafad Ah Ka Fulinaaya Degmada Wanleweyn http://www.daafeet.com/2015/12/23/daawo-ururka-gargaarka-iyo-horumarinta-ee-rajo-oo-shaqo-nadaafada-ah-ka-fulinaaya-degmadsa-wanleweyn/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Fri, 25 Dec 2015 18:50:52 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Abass abdulahi yarow http://www.daafeet.com/2015/12/23/daawo-ururka-gargaarka-iyo-horumarinta-ee-rajo-oo-shaqo-nadaafada-ah-ka-fulinaaya-degmadsa-wanleweyn/#comment-5093 Fri, 25 Dec 2015 18:50:52 +0000 http://daafeet.com/?p=23875#comment-5093 Wadadaan bishaan aan ku jirto sanadkii hore 2014 ayaan ku lugeeyay, waana wax lagu farxo in la nadiifiyo oo ay dadka qaar is xilqaamaan ama sida meesha ka muuqato ha’ada Rajo ay gacan ka geysato. all in all, waxay illa tahay waqtigaan ilamaha aha in la sugo dadkale in ay kuu dhisaan wadan ama magaalo balse waa macquul in ay kugu caawiyaan burburinta inta yar ee aad haysato. Dhab ahaantii magaaladaan wanle weyn waa meesha kaliya somalia dadka xirfadlayda ah ay ka yimaadaan, Runtii ilama aha qof aan xirfad lahayn in uu ku nool yahay. Muhandisiinta xamar iyo jedah joogaa inta badan waxay ka yimaadaan wanle weyn. Dhismayaal badan oo aad u qurxoon kuna yaalla jidah saudi arabia iyo xamar waxaa dhisay muhandisiin degmadaan u dhashay. Waan rajaynayaa in ay markaan daafeet ay noqoto Jedah- yar. ….

]]>