daafeet.com
Daawo:-Sheekh Maxamed Idiris oo Ku Baaqey In la Joojiyo Colaada Ka Aloosan Gaalkacyo
Sheekh Maxamed Idris oo ka mid ah culumada ugu waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga dadka aan waxba galabsan…