Comments on: Magalada Gaalkacyo oo Mar Kale Dagaal Ka Qarxay http://www.daafeet.com/2015/11/28/magalada-gaalkacyo-oo-mar-kale-dagaal-ka-qarxay/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 29 Nov 2015 08:49:21 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: Burfuule http://www.daafeet.com/2015/11/28/magalada-gaalkacyo-oo-mar-kale-dagaal-ka-qarxay/#comment-5058 Sun, 29 Nov 2015 08:49:21 +0000 http://daafeet.com/?p=23504#comment-5058 Maleeshiyaadka/moryaanta majeerteen iyo habargidir ayaa maalmaha soo socodo la filayaa inay ku kala baxaan gacan ku heynta magaaladda Galkacyo, tirada dhimashada & dhaawaca ka dhashay dagaalkaan beleed oo si badanooyo. Dhibaatada eey umada manta ku jirto, burburka iyo dagaalka sokeeye oo Somaaliya gaar ahaan Konfurta Somaaliya ku habsaday waxa ka masuul ah labadaan belood, Somalida waxey ku maahmaahda “Labadii gardaro ku heshiiso garta ayeey ku diriraan”. Cuquubadi ummadda loo geestay iyo habaarkoda-inkaarti aya soo baxday. ILAAHEY CAADIL WAAYE, xaqane ama haso daho wa ki soo daahira. Waxa kalo jiro: “Nabsigaad gashaa waadanbuu kugu gadootaaye intaa wa ku daba gaanbiyaa gaafna kaayahaye ganbashuu dabadeed kugu dilaa kuguna gaadaaye waxaad geeysatuu uu ka guda soona guraa goor iyo ayaane”. Hadi labadaan qabiil naga dhax baxaan, waxa hubaal ah in eey Konfurta Somaaliya uso noqaneesa nabadi, cadaaladi iyo Somaalinimadi lagu yaqaani.

]]>