daafeet.com
Kulankii Ay Maanta Yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federalka oo Lagu Ansixiyey Sharciga Maalgashiga
Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ansixiyay sharciga maal-gashiga shisheeyaha oo dhawaanahan ay doodo ka lahaayeen xil-dhibaannada baarlamaanka. Kulanka baarlamaanka oo uu shir-guddoom…