daafeet.com
Dhegayso..Shirkii Midaynta Beelaha Geledi oo si habsami leh uga socda Afgooye
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in uu halkaasi si habsami leh uu uga socdo Shirkii Midaynta Beelaha Geledi oo haatan galay maalintiisii Shanaad…