daafeet.com
Guddiga Masjidka Kadiim ee Baladxaawo oo Codsadey in laga qeyb qaato dhamaystirka Dhimaha Masjidka oo maraya Gebo Gebo ( Sawiro )
Guddiga dhismaha Masjidka Khadiim ee Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa Codsi Baaq ah oo ay soo saareen waxay kaga Codsadeen Umada Soomaaliyeed ee Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan in ay …