daafeet.com
Daawo Sawirka Maanta uu Amiin Ka sameeyey Xulufada Damuljadiid
Amiin ayaa maanta waxaa uu qalinkiisa la beegsadey Faarax iiyo Xasan sheekh oo ka hadlaya hallka la marin lahaa lacagihii dhawaan ciidanka xooga dalka somaliya ugu deeqdey dalka imaaraadka carabta.