daafeet.com
Xog muhim ah:Kulankii Mudulood,Shariif Sakiin iyo Maacuuntiisa oo fashil ku dhamaaday.
Warar aynu ka kala helayno magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in wafdigii Beesha Mudulood ee uu horkacayay Cali Maxamed Geedi ay dib ugu laabteen magaalada Muqdisho maanta…