daafeet.com
Shariif Xasan oo Odayaashii U Xareysnaa Kulan Maanta La Yeelanaya si Barlamaan Loosoo Xulo Maadaama Lacagtii Loosoo Diidey
Kadib kolkii maamulka Shariif Xasan lacagta looga soo diidey magalada muqdisho waxaa uu maalintii arbacada si deg deg ah ugu duuley magalada baydhabo si uu boorka uga jafo soo xulista xildhibaanada…