daafeet.com
Dhegayso..Maamulkii hore ee gobolka Gedo oo ka horyimid maamulka Axmed Madoobe ee gobolka Gedo
Wararka laga helayo degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wadahadalo todobaadyadii ugu dambeeyey degmadaasi uga socdey Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland,Xildhibaano k…