daafeet.com
Dhegayso..Faah-Faahin dheeri Iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Buuloxaawo ee Gedo
Iska horimaad muddo kooban socday ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay Degmada BuuloXaawo ee Gobolka Gedo, iyadoona uu u dhaxeeyay laba maleeshiyo oo ka wada tirsan Ciidamada Maamulka degmada BuuloX…