Comments on: Xog:- Shariif Xasan iyo Salaadiinta Digil oo Hawiye ka Iibiyey Gobolka Shabeelaha Hoose http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 19 Jul 2016 19:33:49 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: cumar http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4987 Tue, 19 Jul 2016 19:33:49 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4987 samaale fara bdn ayaa dagan gobolka sh hoose sida gare gal jecel hubeer iyo wixi lamid ah marka digilka xaq wuu kuleeyahay dhulka in la duudsiiyo ma ahan thanks aqyaarta

]]>
By: Wiilka SH/Hoose http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4986 Mon, 05 Oct 2015 17:37:00 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4986 Mudane Axmed waxaa tidhi Garre maha digil taasi run baad shegtey, Ma waxaad jeclaan laheedeen in uu garre dhax fadhiyo ceebtaan ay dadkaan laysku keenay ee sheeganaya digil. Ogow digil danbe wax sheegta waa laga weyn doonaa shabeelada hoose ee hawiye iyo Garre iyo Biimaal hadin qaybsadaan waxba ma tihiinee

]]>
By: ahmed http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4985 Thu, 01 Oct 2015 03:07:07 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4985 Garre maha digil taasi run baad shegtey

]]>
By: madeey http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4984 Wed, 30 Sep 2015 21:40:20 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4984 Omar Bong hadalkaada wuxuu u eg yahay mid aad ku taageereyso shariif sakiin sida aad u dhigtey balse waxaan kaaga nasteexeyn lahaa dhulkaadii iyo dadkaadii waa baabaeen saa u taagereyso umad aad qadiyad iyo dadnimo laheyn ee haku daba dhumin adoon weliba wax noqon isku dey in aad xaqa la jirto oo aadan shaqsi la safan shaqsiga wuu yimaadaa wuuna baxaa.

wabilaahi towfiiq

]]>
By: omarbongo http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4983 Wed, 30 Sep 2015 13:13:37 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4983 sheekadu ma dhabaa mise waa dheel dheel? hadii dhab tahay waa meel ka dhac & ihaano loo geystay Reer Digil .. hadiise dhel dheel tahayna tani wax lagu dheldheelo ma ahane wax ku dheedheeshaan miyaad weyseen madaxweyne shariif sidaan maka sura gasho waa khof aakhil ah hasa ahaatee wixii la khariyo waa soo baxayaan waana sugeynaa lakin Horaa Loo yiri ishiis laga arkaa ushiis lagu tumaa

]]>
By: ali amiin http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4982 Wed, 30 Sep 2015 05:41:29 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4982 magacyada inta aan ka gartay 2 ka mid ah waa digil sida wasiirka garsoorka waa reer caan ka ah qoryooley . waxaa la yaaban dad ayaga ka cabanaayo dulmi joofta hadana ayaga qalbiga ka xanuunsan ayaga oo daciif ah oo waxba ahayn diyaar u ah in ay wax dulmiyaan. la socsda qabiilka wasiirka garsoorka ma ahan manta qabiil yar oo daciif ah . waa qabiil dagaal iyo nabadba gali karo ..

]]>
By: wiil qoryoley http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4981 Tue, 29 Sep 2015 10:33:32 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4981 mohamed

unisom aad shegeyso waqti cayiman ayay meesha ku joogaan wayna ka tagayaan kuwa dhulka rer shabeelada hoose xoog kusoo glay ma ii haysaa sharci goortay ka tagayaan, mise hadalkaagu waa haloo xalaaleeyo, kan dow faylen mee aaw, reer shabeelada hoose jiif dheerayaal hala idin gumeysto, ilaa dad aan ogahay oo taas diiday mahine

]]>
By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4980 Tue, 29 Sep 2015 10:10:38 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4980 Taariikhda ayaa xusi doonta qof kasta oo dulmi ka gala shacbiga gobolka shabeelaha hoose,wuuna ka xoroobi doonaa kuwa iibiyey iyo kuwa laga iibiyeyba,hala garab istaago xaq u dirirka,dulmi diidka,adalad doonka gobolka shabeelaha hoose mhd

]]>
By: madeey http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4979 Mon, 28 Sep 2015 20:34:24 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4979 Looooool Maxamed aqliga aad meesha kusoo qortey ma aha mid uu ku shaqeeyo ama uu ku fikiro shariif sakiin ee umadaan ilaahey haka qabto ninkaan boorsooyinka weyn

]]>
By: wanlaweyn http://www.daafeet.com/2015/09/28/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-4978 Mon, 28 Sep 2015 15:56:49 +0000 http://daafeet.com/?p=22663#comment-4978 dadka xata halagu daro rer shabelaha hoose siyasad waxba kama ogtiin berihina iska fashta

]]>