daafeet.com
Qarax Maanta Lagu Qaarijiyey Ingineer U Shaqeyn Jirey Dowlada Federalka
Injineer u shaqeynayay Dowlada Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay Qarax loogu xiray gaarigiisa, Waxaana Qaraxan lagu dilay Injineerku uu ka dhacay albaabka gurigiisa oo ku yaalla Degmada Xamar-jajab…