Comments on: Dhaqanka Biimaaloow”Dulmi diidoow dulmi doon haysku noqon” http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 03 Nov 2015 00:20:26 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: cadi http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4959 Tue, 03 Nov 2015 00:20:26 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4959 aniga horta dadka aad ka dhalatay ma caaynaayo lakiis wa qalad reer ka laandheeresan inada wax been ka shiigto adigo la ogeen waxa thy inaad hadasho maaha ragaan hada ka hadleeso warag ayamaha talyaaniga xurnimadaada radinayi ayo aha amikana habar gidir inta ay ku adoomiysa lahaayeen isaga ka celiyey hada jareer la dahana walagu yaqaana dadka aad ka dhalaty wa jareer 70% 1marna maha 2maha waxaan ogeen raga maxay ka galabsadeen marka cuqdadada ma yara wad buktaa vivva all dir

]]>
By: gaywaroow http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4958 Thu, 17 Sep 2015 19:39:06 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4958 arinta uu ka dhawaajiyey walaalkeyga waa wax jiro biyamaalna waa layaqaanaa soomaali dadka keliya taariikh ahaan aduunkoo dhan lagayaqaano waaye hadaba waa kumaa waa biyamaal ereyga biyamaal na waa erey cad waa dad layaqaanay laakiin hada lama yaqaano maxaa sababay waxaa sababay dulmi maantana qoomiyada ugu liidato ayey noqotay mar ahadii gurigaaga ladhex fadhiyo maba lihid wax karaama ah waad na kasii liidaneysaa hadii aadaan ficimka maanta aad kusugantahay adaan faraha kala bixin qof kastoo iskudeya inuu hoos udhigo walaalkii isagana ilaah baa hoos udhigaayo qof kastoo dareen leh ayaa garanaayo hadii adiga daalim aad tahay waxaad la kulmeysaa mid kaa daalimsan yaan la duug duugin xaqiiqada hadii larabo in la xoroobo daboolka halaga qaado

]]>
By: Hassan http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4957 Tue, 15 Sep 2015 18:30:11 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4957 Dabroow baacoow calaacalka maxaa waaye adeer biimaal mukuu baahna iska cabaad

]]>
By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4956 Sun, 13 Sep 2015 08:41:12 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4956 Waxaan idin leeyahay”baruut daqiiqdiyoo bunduq weeye duniduyee Afrika is biirso oo is bahaysta ninka baal u leexdana basar wax ugu sheega ee ku balama DAGAAL hawiye ma boobeen dhulkeena ee rag baa biirinaayo oo shaley aan soo dhoweyney ka feejignaada kuwaaas.

]]>
By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4955 Sun, 13 Sep 2015 05:12:38 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4955 Ali mohamud wiilka reer Duube Digil aad baat u mahadsantahay sida geesinimada leh ee aad uga hadashey dulmiga lagu haayo shacbiga koonfurta somaliya gaar ahaan shabeelaha hoose balse waxaa loo baaxan yahay in aad kordhisaan dadaalka aad sameyseen gubulkiina u ogolaada gumaar iyo geeri xaq ah gowanimada waa loo go’aa godka aakhiro iyo ciilka loo galaa keliya xoojiya dhalinyarada xaq u dirirka ah garab istaaga.

]]>
By: dabruuwe maxamed http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4954 Sat, 12 Sep 2015 14:49:27 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4954 waryaa lanatabure, danow celjaale eebuutey iyo qebka kat tirsan waxaa dega besha dabruuwe maxamed. runtii bimaal waa xaqiraa dadka la dega, anaga hadan nahay besha dabruuwe maxamed ee DIR. waa qasab in aan ka helanaa xaqeen 100%35 anaga bimaal walal ayaa nahay lkn bimaal waa xasid wuuna na xaqiro waxay donayaan, in ay nagadhigaan laf bimaal katirsan mana socondonto arinkasi. ileen qofkasta aftrisimo ayu leyahay

]]>
By: Curad http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4953 Sat, 12 Sep 2015 11:40:34 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4953 Qoraalkaan ma qorin qof Biimaal , waxaa qoray qof rabo inuu kala dhantaalo beesha Biimaal.

Xiligaan ninka qoray sheekadaan waxaa nin cuqdad u qabo Biimaal. Ninkan qoray Biimaal wuxuu magaalada Marka ka degan yahay 7 meel hal meel wuxuu ka cuqdad badan yahay Axmed Diiriye iyo Xaad oo soo abaabulay dagaalkii bishii June 2014-ka ee xambaarsanaa magaca Shabelle State.

Allah idiin caafiyo reer Aw Digil…….. Weligiina ayaad colaad soo jireen ah u qabteen Biimaal.

]]>
By: cabdiraxmaan shaam http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4952 Sat, 12 Sep 2015 09:48:30 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4952 Waan hanbalyeynaa qofka soo qoray maqaalkaan , geesinimada muujiyey , waayo anoon jceleyn adeegsiga ereyga jareer haduu dad wax u dhimaayo magac ahaanrutaa , Laakin Run ahaantii shabeelada hoose waa dulmanayaal is dulmiya wana tan keentay in aan laga bixin dulmiga ama laga adkaanin dulmiw adayaasha cidey donaan ha ahaadaan , shabeelada hoose Haduu alle ka cabsi jiro boqolkiiba 30 dad u dhigma oo jareer ah aa ku nool , hadaan tusale u sooqaato Buulo mareer , golweyn janaale gaywaroow iyo bulo sheekh iyo kuwo badan oo kala hoostaga marka qoryooley kurtuwareey awdheegle iyo afgoye iyo degmooyinka kale in ay si aad ah ud agaan jareer ta dagan lakin qabaail ay kala sheegtaan matalaadna ku lahyen Tusaale waxaa ah biyomaal iyo jiido galadi iyo kuwo kale anon jecleyn in aan si hoose ugu dhaco dhaqan ahaan waayo waxa laga yabaaa in mudo sas iska ahyed , tusaale duubane darbane awdigil dhulka cid kaga badan malahn hadana matalaad kuma heysto digilka dhexdiisa , xildhiban qaran malahn , mid degmo malahn sidoo kale kuwo kale wax kuma lahan marka sheekado waa dulmanayaalw ax wada dulmaaya , waxan filaayo arrintana taariikhiga ah in si dagan loo maareeyo dadkana walaalaheeda ahna qabilkey rabaan hakujiraane ama ha maadx badnaadaane waa in ay helaan matalaad sax ah laguna qiimeeyaa dhulkooda , hadii kale saan lee dhibka looguw ad ajiraaa , ilaah hana cafiyo intaa aan goob jooga u aheyn dulmigaan waxna ka qaban weynay lakin marnaba raali kama ahyen dad badan waan kala hadl;i jiray , da dbaa xanaqi doona lakin xaqa lagama xanaaqo adoo sheeganaya qofkan in uu kaa tirsan yahay aad dhexdaada matalad siin kartaa inkastooo besha jiido iskud aydo in ayw ax siiyo , sidi horey ud hacday gudoomiyaha kurtuwarey , inakstoo hada qof kale joga hadana waa tusale fiican hal xildhibaan rer buulo mareer ahna ku leeyihin jiido dhexdeeda , runtii comentiga niyad wanaag baan ku qoray iyo dulmi naceyb , wana sii afeefanaaa da dbadana aan kala hadlijiray war jareer ta aad shegataan away waxa ay ku dhexlahaayen besha dhexdeeda , jawabta aan heli jirayw axa ay ahyed waa dad naga mid ah oo yar ,yaa is tiriyey baan ku jawabi jriay ee qof xaqiisa yarantisa kuma wayo ee matalaadiisa waa leyahay ,

]]>
By: hambalibaad http://www.daafeet.com/2015/09/12/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon/#comment-4951 Sat, 12 Sep 2015 09:03:37 +0000 http://daafeet.com/?p=22401#comment-4951 Malagu maqlaa hee

]]>