daafeet.com
Dhegeyso:-Xasan Sheekh “”Mooshinka Muqdisho Madax Xanuunkiisa Waxaa iiga sii Daran Waxa Afgooye Shaley Iga Soo Qabsadey””
Ka dib kolkii shaley booqasho gaaban uu madaxweyne Xasan Sheekh ku tegey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmey waxgarad, siyaasiyiin, aqoonyahano kasoo jeed…