daafeet.com
Amisom oo Isaga Baxdey Degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi iyo Alshabab oo Isla Saaka La Wareegey
Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda ayaa la sheegay inay faarujiyeen degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi oo kawada tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Askartan ayaa ka guuray laba …