daafeet.com
Dhegeyso:-Ahlusunada Gobolada Dhexe oo Sheegtey Ineysan Shaqo Ku laheyn HIshiiska Ka Dhacay Cadaado
Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa si Kulul uga horyimid Heshiiskii Shalay ay ku kala Saxiixdeen Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug Garab kamid ah Ahlusunna …