daafeet.com
Warsaxaafadeedkii Kasoo Baxay Aqoonyahanada Koofur Galbeed ee Ku Saabsanaa Hadaladii Dhawaan Kasoo Yeerey Kooxaha Sheegtey Iney Yihiin Daarood iyo Meher.
Anagoo ah aqoon-yahanada Koofur Galbeed ee shanta qaaradood ee aduunka. Waxaan si adag u cambaareyneynaa nimanka isku sheegay iney yihiin xildhibaanada beesha Daarood iyo Meher sheegashada in ay de…