Comments on: Shabeelaha hoose…Maxaad isiin kartaa? http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Mon, 24 Aug 2015 12:49:52 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4898 Mon, 24 Aug 2015 12:49:52 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4898 Abdi asis waxaad ilowdey boqortooyadii reer Duube Digil ee fadhigeeda ahaa degmada GALWEYN taas oo runtii buddhig u ahayd ka difaacida cadowga gobolka shabeelaha hoose beelaha dega gobolka waxay u qaybsanaayeen dhow iyo dhiib maanta dhaqankii hore waa la diidey maanta labaduba Duube Digil ayaa isku qaatey ee faataxa nagu soo kaalmeeya mar dhow gobolka waan xoreyn doonaa”inshaa Allah”

]]>
By: Burfuule http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4897 Sun, 23 Aug 2015 05:52:17 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4897 Maqaalkan xisa badan hal aa ka maqan. Sharif Sakiin se bow isku magacaabay in oo yahay “madaxweynaha” koonfur galbeed Somaaliya iskuna darsaday degmooyinka Shabeelada Hoose, Bay iyo Bakool. Ma lees waydiyay sida eey u suuragashay qof aan ka tiirsaneen qabiil aan hubeesneen (Asharaaf) ino manta iyo labaatanki sanad ee uga danbeesi in oo sidaan uga dhax muuqdo maadasha awooda iyo siyaasada Konfur Gabeed Somaaliay. Sakiin waxu ku can yahay siyaasad ku saleeysan khiyaano, been, ciyaal suuq, isdawomarin, iskudir iyo tugnimo. Waxu wax weyn u dhimay sumcada eey leyhiin asharafta oo lagu yaqaan nabad, wanaag iyo duco. Sakiin waxa ku haayo meesha oo danahooda fuliya: Mooryaanta iyo ciidan beeleedka beesha Hawiye – gaar ahaan Habar Gidir iyo seeydiyaashiis Murusada. Ayaga oo u shaqeeya, amar ka qaata, danahooda fuliya si awoodisa u meel mariyo. Waxu sakiin raali oga yahay in eey moryaantan si wataan barakicin, dhaca dhulka danta guud, caburinta shacabka iyo xalaalaysiga hantida shacabka Konfur Galbeed Somaaliaya. Waxa kale oo tageero ka hela Kenya iyo Itoopia madaama oo u adeego dabadhilifna u yahay. Runti, waxa doortay oo raba in eey “madaxweeyna” ka dhigaan Hawiye ka sakow dowladaha Kenya iyo Itopia oo istacmaalayo tankiyada cidamadooda.
Oga danbeenti hadii shaqsigaan “sakiin” wax laga qaban Konfur Somalia guud ahaan iyo Sh. Hoose gaar ahaan waxay cagta la gali doonto jaha wareer siyasadeed, murugo iyo dhibaato soo gaarto shacabka ka dhashay aan qoraal noocaan oo kale ah marna lagu saadaalin karin.

]]>
By: badbaadiye http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4896 Sat, 10 May 2014 13:54:19 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4896 wa idin salaamay dhamantiid
walayaal waa la jooga qarni umaduhu ay kutartamayan ineey dayaxa dagaan kuna tashanayan boosaski ay ka helo lahaayeen ama ka dagi lahaayeen
lkn adinka oo sheeganaaya isku af isku diin iyo isku dhaqan ayad hadana waxaad isku fahmi wayseen hal goboll oo intyiis abadani ay iska banan tahay oo meeshi aad hal mir ama hal xabo oo galeey ah aad ku abuurto uu iska soo baxaayo
waxaad ka hadlaysaan wixi dalka soo burburiyay 23 sano in kabadan
waxad wali afka ku haysaan reer hebel aan iska xoreyno
ma ka fakarteen maxa xiga in aad rer hebel iska xoreeysaan maka fakarteen in rer hebel ay yihin walalahiin hadi ay shaalay qaldanaayeen in maantay la sixi karo
mase ka fakarteen hadii rer hebel la iska xoreeyo inta wiiil ee ku dhimanaysa ama inta carruuuur oo ku agoomoobaysa
miyuusan shaqayn caqligu miyaan lahelin odayaal wax garad ah w
miyaan la dhihi karin walalka beerta ama guriga xoooga ku haysta walal ilaah ka baq oo ii dhaaf beertayda
miyaan la iskucaqli celin karin
walayaal dunidu wa ka gudubtay xiliigii rer hebel waxay maraysaa yaa igudan ah

]]>
By: hassan http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4895 Thu, 13 Feb 2014 09:00:42 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4895 waxaan ku leeyahay kuwaan kasoo horjeeda gadoomiyaha golka waxaan ku dhahaa joojiya ficilkaas xun oo wax tari ma haysaan aan ka ahayn in la is xisdo ka jooga waxaas ma fiicana hadaad ka joogi waysaan wa la idin qabsana oo habartii baa meesha kugu sugeysaa inaad nacdaan kaligeed waxba ma tareyso

]]>
By: Mohamed http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4894 Mon, 10 Feb 2014 22:42:42 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4894 Asc. Hadal badan waxa kawanagsan ficil.
Digil iyo Mirafow dagalka Sh/hoose kakheyb khaata, cawiya walalihiina Bimaal.
Afgoye waxa xaraan ku heysta Habargidir(Ceeyr), Dowladu raali ayey ugu tahay

]]>
By: Yusuf Saciid Cumar http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4893 Thu, 06 Feb 2014 10:28:08 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4893 Asc waad salaaman tihiin dhamaan inta ka damqaneysa gobolka shabeelaha hoose dhibka kataagan

]]>
By: mahamed http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4892 Thu, 06 Feb 2014 09:39:50 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4892 dadkoo isku duuban ayaa loo bahan yahay hada maxa laga yeelayaa gobalka ayey taagan tahay dadka haka tashadaano waa rayigeyga inta degta oo dhan ayaa quseeyo arinkaan libaax ayaan ahaa hada waxa ka roon mukulaal oo wax qaniineyso hadad danta halaga shaqeeyo wixi aad tahay markaasi ayey soo baxeysaa dagaalka haduu dhab yahay gobolka haloo xiiliyo

]]>
By: deeqsi TR http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4891 Wed, 05 Feb 2014 21:18:19 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4891 DM waxan u sheegaya iney ogaadaan in gobolka shabelaha hoose kaligood deganeyn oo lala deganyhay kadib afti loo dhanyahay haloo qaado meesha uu ku biiri karo ay isku raacaan, teeda kale Beesha Garre ayaa lagu cilcilinaa araakey ma ogtihiin Garre inuu dhiigiisa u daadiyye gobolkaas dartiisa si uu ugu xureeye habargidir cid ku gacan siiseyna jirin marka laga reebeo walalaha reer Bagedi. jabahadii DSA maxaa loo garab siin wayye markii ay ladagalameysey kuwa biyaha idinka gadi jirey . mirifli intuu bay iya bakool soo xureystey ayuu buurhakaba ku joogsadeen digil wax ay u qabteen malaha , digilkana markuu Garre u istaagey ladagalanka habargider waxey ku fiirsadeen kaligiis, wax badan ayaa fiican in la eego mahadsanidiin

]]>
By: geesi tolwaayey http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4890 Wed, 05 Feb 2014 19:20:39 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4890 dhman wan idin salamay salanta 114 qur gar ahan webka wa salaam.salan kadib marka hore gobolka sh.hoose waxa uu yahay waa laga soo sheekeeyay uma baahna wax kali qof waliba oo somali ah G.sh.hoose. inta ka dib aniga teeeda waxan oo maamul ah oo ka kooban 2 sh hoose maamulgoboleedka Ex-Banaadir iyo mamulka 3 gobol midka 6 gobol dhaman dhismaha maamulka goboledyadan waaa wax wanagsan horta mamulka ma xuma lakin waxa ka horeye diyaar ma unahay inan ka xoreno g.sh.shoose waa iiga su all gobolka aya iskali waxa soo harey waxa katashanayo dadka iskali gobolka markas racayo midka ayag dan u ah ama u arkan. mideeda kali gobolka sh.hoose maxay dowlado ugu sameen la dahay gobolka wax waliba oo rabo sida gobolka sh,dhexe ama sida hiiran mise wali kuma baarugin tasi waxay caden u tahay in gobalkan dan gar ah laga leeyahay aniga waxan dhehe laha c qadir siide waxa uu cabeeyay g.sh.hoose dhaman midas la socda gar ah beesha oo ka soo jeedo gare ninkas waxa gobalka u ah dowladi c lahi yusfuf hadii ey runta jirto gobalada dalka waxa lo magcaabay godoomiyi g. ku xigen amniga boliska nabad sugida tasi waxay waxa fahmi karo caqilka marka hurdada halaga kaco gobolka xasidkesa waa badan yahay maxa ino dan ah hadi an nahay dadka g.sh.hose dagn inan kwada shaqeyno gobolka mustaqbalkisa anaga oo wada jir ah dhman wll

]]>
By: sarmaan http://www.daafeet.com/2015/08/22/shabeelaha-hoose-maxaad-isiin-kartaa/#comment-4889 Wed, 05 Feb 2014 18:17:24 +0000 http://daafeet.com/?p=12249#comment-4889 waa idin salaamey dhamaan rer konfurgslbed melkasto ay joogan waxaa sigaar ah uslameyaweriyasha shabakada daafeet waxaa si gaar ah ugu mahad celineyaa qoraaga waxaan leeyahay afka caano shayaadiinta allah kaa qabto munaafiqinta iyo aada qaatiyaalka oo aan isku kalsooneyna waxaan ugu baaqeya dhamaan rer konfur galbed in ay umidooban dalkoodi dintoodi qadiyadooda iyo jiritaakooda waan in ay umidooban codowga boobka wada waa in ay umidoban danta guud waa in ay umidooban caloosho ushaqeystiyaalka oo raban in ay digil iyo mirifle dhiigooda gataan w…q..

]]>