Comments on: Dhegeyso Garyaqaan Geytaano Oo Ka Hadley Dhibaatooyinka Yaala Gobolka Shabelaha Hoose http://www.daafeet.com/2015/08/21/dhegeyso-garyaqaan-geytaano-oo-ka-hadley-dhibaatooyinka-yaala-gobolka-shabelaha-hoose/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 22 Aug 2015 01:41:50 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: halyey Nuur http://www.daafeet.com/2015/08/21/dhegeyso-garyaqaan-geytaano-oo-ka-hadley-dhibaatooyinka-yaala-gobolka-shabelaha-hoose/#comment-4902 Sat, 22 Aug 2015 01:41:50 +0000 http://daafeet.com/?p=22094#comment-4902 Odeygaan bal eega khaatuma xumida uu ku dhameysan rabo cumrigiisa isagoo diidan in Marka ay degaan shacab somaliyed, isagoo ogsoon in aabahiisa la dejiyey Deegaan ay leedahay TUNNI oo lahu magacaabo SIYAAMA isagana ku dhashey, kuna bar baarey halkaas, ka dibna ay sheegteen JAMAAME oo iyadana ay tahay deegaan TUNNI oo Biyamaal la dejioyey.

ILAAHEEY ha u soo celiyo iimaanka, hana tuso Xaqa, hana ogaado in Dhulka uu Ilaaheey leeyahay, lana wada degi karo.

]]>