daafeet.com
Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka Dowlada Federalka oo Sheegey In Amisom Ay Magdhow Ka Bixin Doonto Falalka Ay Geeysteen
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Shaaciyay in dib loo eegayo dhibaatooyinka ay Ciidamada AMISOM ka geysteen Somalia wixii ka dambeeyay Sannadka 2011-kii oo ay socdeen howlgal…