daafeet.com
Gudoomihii Hore ee Degmada Marka oo Ka Hadley Dhibaatooyinka Amison Ku Heyso Degmada Marka
Guddoomiyihii hore ee Magaalada Marka Maxamed Cismaan “Yariisoow” ayaa ka hadlay tacadiga ciidanka Amisom ay ka geysteen Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Maxamed Cismaan Yariis…