daafeet.com
Ciidanka Amisom oo Xaley mar Kale Dad Shacab ah ku Laayey Degmada Marka
Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ee Xarunta Gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Askar ka Tirsan AMISOM ay Xalay Dad shacab ah ku dileen gudaha magaaladaas. Ilaa iyo hada waxaa la xaqiijiy…