daafeet.com
Maamul Goboleedka Puntland iyo Maamulka Axmed Madoobe oo Qaadacay Shirka Hiigsida 2016 ee Maanta Ka Furmey Magalada Muqdisho
Puntland iyo Maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta ka qaybgalayn shirka looga hadlayo Barnaamijka Hiigsiga Cusub ee Somalia (New Deal) kaasoo ka dhacaya Muqdisho, ayna shir guddoominayaan madaxweynaha…