Comments on: Golaha Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Ku Eedeeyey Shariif Xasan Musuqmaasuq http://www.daafeet.com/2015/07/28/golaha-wasiirada-maamulka-shariif-xasan-oo-ku-eedeeyey-shariif-xasan-musuqmaasuq/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 30 Jul 2015 15:33:56 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: moge http://www.daafeet.com/2015/07/28/golaha-wasiirada-maamulka-shariif-xasan-oo-ku-eedeeyey-shariif-xasan-musuqmaasuq/#comment-4847 Thu, 30 Jul 2015 15:33:56 +0000 http://daafeet.com/?p=21693#comment-4847 ninka magaca waziir wata il cawa ayaa ku haysa sxb mirifleh dowlad ma noqon doono ninka aad leedahay ahlu beyt waxaa kuu sheegaagaa inuu yahay qaain taarikhdisana waala yaqaan shariif sakiin inuu ahaan jiray dadaal dalaama xoolaha nool sida ariga iyo digaaga ahlu beytja aad ku sheegeesid mana ahan waa inan gumeed waligiisna ha idiin duleesto haku fikirin sh/hoose baydhabo yeygacantiina ka bixin

]]>
By: Axyaa-Wadani http://www.daafeet.com/2015/07/28/golaha-wasiirada-maamulka-shariif-xasan-oo-ku-eedeeyey-shariif-xasan-musuqmaasuq/#comment-4846 Wed, 29 Jul 2015 09:31:15 +0000 http://daafeet.com/?p=21693#comment-4846 Dadka Qaarkii meesha ay ka fekereyaan iyo halka aad joogtan, Wax isu dhaw maaha, Iftiin &Mugdi, Waxaa laydinku Mashquuliyay In aad ku Dagaalantaan Xalwo oo aad u Macaan, Idin ma Muuqdo Dahabka Hoostiina yaal ee Duulkaan USC-Hawiye isku Bahaystay in ay Xalaashadaan, Balse Aysan Calfan doonin,Aaqirkana Meesha ay ku Go’i lahaayeen ay tahay Gobolkan, U kaca Dantiina ee ka fogaada Malaa-Yacniga aad ku hadlaysaan.

]]>
By: saleeban sharif http://www.daafeet.com/2015/07/28/golaha-wasiirada-maamulka-shariif-xasan-oo-ku-eedeeyey-shariif-xasan-musuqmaasuq/#comment-4845 Tue, 28 Jul 2015 19:20:10 +0000 http://daafeet.com/?p=21693#comment-4845 waa ceeb in aad is aflagaadeysaan dhaxdiini hala isku samro in sha allah wixii badil ah waa un iska dhamaneyaan

]]>
By: Wiil Digil http://www.daafeet.com/2015/07/28/golaha-wasiirada-maamulka-shariif-xasan-oo-ku-eedeeyey-shariif-xasan-musuqmaasuq/#comment-4844 Tue, 28 Jul 2015 10:44:30 +0000 http://daafeet.com/?p=21693#comment-4844 Tuug Osaama Bin Laaden waad arki doontaa adoo kabo la’aan ah hadaadan kabixin Sh/hoose, oo aan Daynuunaay leysku wareysan….hhhhh. Digil waa dad Caqli badan, oo aqoona kudarsadey.. ma’aha tuugsade yaal

]]>
By: Wasiir Aden Hassan "Osaama" http://www.daafeet.com/2015/07/28/golaha-wasiirada-maamulka-shariif-xasan-oo-ku-eedeeyey-shariif-xasan-musuqmaasuq/#comment-4843 Tue, 28 Jul 2015 09:01:37 +0000 http://daafeet.com/?p=21693#comment-4843 waryaa khaa’inyahow waan isla joognaa, waryaa kabax afaaraha Shariif Xasan waa Ahlul Beytka yuusan ku habaarin, walaahi haduu na amro daqiiqad ayaan kugu dhameyneynaaa; Digil kulahaa war Digil iyo Shabeelada Hoose ba anagaa isku Leh.

]]>