daafeet.com
Ciidamada Dowlada oo Kaashanaaya Kuwa Amison iyo Alshabab oo Ku Dagaalamey Deegaanka Cara-Case ee Gobolka Gedo
Dagaal mudo saacado ah socday ayaa ciidanka Dowladda Somalia, oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Xoogagga Al-shabaab ku dhex-maray Deegaanka Cara-case ee Gobolka Gedo, kaasoo aan illaa hadda la ogeyn kh…