daafeet.com
Dowlada Federalka oo Maanta Dacwadii Bada u Gudbisey Maxkamada Hague
Dowladda federalka Somalia ayaa maanta oo Isniin 13-ka Bishan waxa ay si rasmi ah u gudbisay dacwada ka dhanka ah Dowladda Kenya ee ku saabsan muranka badda Somalia iyo Kenya. Xeer Ilaaliyaha Guud …