Comments on: Dhegayso..Maxamuud Sayid Aadan”Dagaal ayaynu qaadaynaa…Aniga iyo Fartaagna Adis ayaa nalagu soo heshiisiiyay” http://www.daafeet.com/2015/07/06/dhegayso-maxamuud-sayid-aadandagaal-ayaynu-qaadaynaa-aniga-iyo-fartaagna-adis-ayaa-nalagu-soo-heshiisiiyay/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Mon, 06 Jul 2015 12:08:05 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: mohamed http://www.daafeet.com/2015/07/06/dhegayso-maxamuud-sayid-aadandagaal-ayaynu-qaadaynaa-aniga-iyo-fartaagna-adis-ayaa-nalagu-soo-heshiisiiyay/#comment-4767 Mon, 06 Jul 2015 12:08:05 +0000 http://daafeet.com/?p=21367#comment-4767 daafeedey ninkaan hada aad soo shaacbixinooysiin marka hore kii aad tageri jirteen soow maahan oo 6gobal aad maxamed ziyzd dhayib u amaaneyseen hadab la socda waxa aan soconeynin umada ha urumeysiinina sabtoo ah maxamed haduu sax yahay wadad uu hada qaatey kol horey waxaa aad dhoo dhoobeyseen wax jira ma aheeyn hadab aniga waxaan ahay qofka ku xiran daafeet oo akhrista maalin kasta lakiin fikrada aan ku kal duuwneyn oo qofba wax ka aamin sanaa aniga waxan aamin sanaa fikirka ah in marka hore ladhiso 3dagobal kaidb markii dhulka sifoowo dadka dega 6da gobal isku biiraan cidna ma hor istaagi karto aniga taasi ayaan aamin sanaa idnka hadla kale ayaa dhuri jirteen hadan waad u jeedaan wada saxda ah uu qaatey maxamed ziyaad dhayib waa guul ha dhawdiina dhulkoo wad xur ah ayaan isku biiri doonaa sidasi ogaada daafeet cida wax qoreyso arimaha koofur galbeet

]]>