Comments on: Daawo Barnaamijkii Afurinta Qurba Joogta Degmada Wanleweyn IYo Siduu U Dhacay Wiigii Lasoo Dhaafey http://www.daafeet.com/2015/07/06/daawo-barnaamijkii-afurinta-qurba-joogta-degmada-wanleweyn-iyo-siduu-u-dhacay-wiigii-lasoo-dhaafey/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 07 Jul 2015 08:46:44 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: mohamed mursal http://www.daafeet.com/2015/07/06/daawo-barnaamijkii-afurinta-qurba-joogta-degmada-wanleweyn-iyo-siduu-u-dhacay-wiigii-lasoo-dhaafey/#comment-4768 Tue, 07 Jul 2015 08:46:44 +0000 http://daafeet.com/?p=21378#comment-4768 asc
sannadkaan aad iyo aad ayey u dadaaleen dhamaan jaaliyadda kala duwan oo ka kala jira afrika aasiya amerika iyo oroba ee reer daafeetka ah , hala dadaalo inshaa alaah sannadka dambe sidaan way ka sii fiicnaanaysaa tijaabada waa lagu guulaystay wixii qalad ahna waa la saxayaa intii ka shaqeysayna alaha ka ajirsiiyo intii wax soo dhiibtayna alaha ka ajirsiiyo. waa la bilaabay joogto ha ahaato .

]]>