daafeet.com
Xaalada Degmada Wanleweyn oo Maanta Degan
Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa lasoo sheegayaa in xaaladdeedu ay saaka deggen tahay, kaddib weerar xoogan oo ay Al-shabaab xalay ku qaadday degmadaas. Wararka laga helayo degma…