Comments on: Degmada Baraawe oo Noqotey Degmo Dadkeeda Laga Ganacsado http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 18 Aug 2015 14:39:32 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4762 Tue, 18 Aug 2015 14:39:32 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4762 Darbane duube digil dalka ayuu u dhashey isaga ayaa iska leh goor aan fogeyn wuu xoreyn doonaa dalkiisa.

]]>
By: Marow Abukar http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4761 Mon, 06 Jul 2015 01:14:28 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4761 Fadhi ku dirirka iska dhafa haddi ad run qabta
Nakena dadka an dulmiga ka kor qadne
Hadi kale hadalka badan iska dhafa an sugno
Inti marakib lagu qadayo dadka dhulka leh oo
Iibgeyo suuqyada Europe iyo U.S oo falan beeraha
Cadanka waad tashan weyden ee waa la idin doona
Ha deg degin dhulka dadka leh ma tihin waa la nidinku qaldamay dhulkana uma qalantin
Hadi aad tihin digil iyo darbane iyo jankinaba

]]>
By: vice prasdent sh juba state http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4760 Sat, 04 Jul 2015 19:50:34 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4760 Asc arintaas waxa kahignaa dagaal manayeleyno

]]>
By: Fiqiga-biimaal http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4759 Sat, 04 Jul 2015 19:30:44 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4759 Arinkaan aad ka hadasheen waa fudeed sida looga baxo, kaliya waxay ubaahan tahay isku duubni oo ah qofka gobolka udhashey ee diyaarka u ah inuu ka jawaabo ama uu la galo ama kula jira dagaal ka dhan ah qoladaan dhiig miiratada ah waa inaad garab istaagtaan codkiinana ku biirisaan si loo helo nabad waarta iyo cadaalad, tuugadaan ku magacaaban xilalka been abuurka ah aana deegaan ku laheyn gobolka sida habar waalan iyo abgaal dameere, waxaan warkey ku soo gunaanudayaa hala taageero cid alle ama qabiil kasto deegaanka ka mid ah oo udiyaar ah inuu ka dhiciyo gobolkaan tuugada isu soo baheysatey si loo helo nabad iyo cadaalad iyo kala dambeyn, wabillaahi toofiiq

]]>
By: Ibrahim Cali Cumar http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4758 Sat, 04 Jul 2015 17:21:17 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4758 A/C
Dadka waxaa laga qadaaa $100 hadii dibadda ay ka imaadaan waxaana arinkaan soo hindisay Cabdullahi Xalane insha Allah haranti Ayaan kkaga sarena mar dhow wax walba waa inoo diyaar

]]>
By: Wiil Digil http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4757 Sat, 04 Jul 2015 02:36:45 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4757 $1,000 Dollar aaa… Iida inaan aado aan rabey lkn tafteey ka banaanka

]]>
By: Eng. Hassan M. Abukar http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4756 Sat, 04 Jul 2015 01:15:56 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4756 Arrinka aad maqaankan ku xustay wa arrin la filaayey, maxaa yeelay haddii aad Durwa (Waraabe) aad hilib ku raratid hogaankiisana aad ka dhigto sarsar, hilibka iyo hogaankaba wu kaa cuni.
Tani waxaa ka daran waxaa soo socoda.

Rood Alla ha keeno.

]]>
By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4755 Sat, 04 Jul 2015 01:04:38 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4755 Ka ganacsiga dadka in aad ka sheegteen gobolka shabeelaha hoose wuu ku siman yahay laba bil ka hor waxaa gurigiisa lagala baxay Suldaan sheekh Awow mahamed Nuur oo ah Suldaanka beesha Darbane Duube Digil ayna ka qaadeen lacago madax furasho ah kuwa aad kor ku soo sheegteen iyo kuwo daba dhilif u ah balse waxaan aminsanay in ay soo af jarmi doonto goor aan fogeyn.

]]>
By: Maguure mayo http://www.daafeet.com/2015/07/03/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado/#comment-4754 Fri, 03 Jul 2015 16:45:43 +0000 http://daafeet.com/?p=21326#comment-4754 Waxaa wanaagsan in xaqiiqda umada loo sheego wax walibaiwaliba in tilmaan been laga bixiyo manan Arag Barawe Aniga waan ku dhashay oo USA ayaan ka imid mana Arag Iibsiga iyo Dadka La Kala Gadanayo way jirtaa inuu maamulka week yahay lakiinse ma aanan arag waxa ku Qoran Bogan Dad La kala iibsanayoe

]]>