Comments on: Fiirso Sawir Yaableh oo uu Amiin Camir Ka Sameeyey Laab lakaca Puntland http://www.daafeet.com/2015/07/01/fiirso-sawir-yaableh-oo-uu-amiin-camir-ka-sameeyey-laab-lakaca-puntland/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 02 Jul 2015 11:12:53 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: dalmar http://www.daafeet.com/2015/07/01/fiirso-sawir-yaableh-oo-uu-amiin-camir-ka-sameeyey-laab-lakaca-puntland/#comment-4748 Thu, 02 Jul 2015 11:12:53 +0000 http://daafeet.com/?p=21297#comment-4748 daafeet waa shirkad calooshood u shaqaystayaal ah waayo dhulkoodii ayaa bari hore laga qaatay markaas ayaad gobol dadkiisii u tashaday ka daba qayl yeysaan dhulkiinii ayaa la idinku adoonsanayaa , dadka ka soo jeeda daafeet iyo sh.hoose bay bakool sida loogu gumaysto putland waad yaabi markaas afka ka jeediya dadka dhulkooda u tashaday
fadlan daafeet warka amin camir ka hadha waa wiil ciil qora canaan ta marba halkuu doono

]]>
By: curdan http://www.daafeet.com/2015/07/01/fiirso-sawir-yaableh-oo-uu-amiin-camir-ka-sameeyey-laab-lakaca-puntland/#comment-4747 Thu, 02 Jul 2015 06:20:15 +0000 http://daafeet.com/?p=21297#comment-4747 wey ku saxan yihiin in ay sidaa yeelaan wlal

]]>
By: mohamud mohamed http://www.daafeet.com/2015/07/01/fiirso-sawir-yaableh-oo-uu-amiin-camir-ka-sameeyey-laab-lakaca-puntland/#comment-4746 Wed, 01 Jul 2015 22:00:41 +0000 http://daafeet.com/?p=21297#comment-4746 puntland,waxay isumaleynaysaa in xukuumada iyada kasareyso waxa somali la,istaaqi la,dahayna iyada uqa wacan daqaal hadii layiraahdana iyada uga fuleeysan khiyaamana iyadaa uqa sareeysaa,waxaaba kaqa fiican inay cadeeysato sida somaliland gooni isutaageeda u soo bandhigtey qaranimona imaanmeyso inta hawiye daaruud isu booteynayaan,

]]>