Comments on: Liban Abikar Yusuf (Yuyu) The Unsung Hero of Afgoye http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 30 Apr 2016 01:16:47 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: xasan http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4740 Sat, 30 Apr 2016 01:16:47 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4740 alla ya raxma liibaan..

]]>
By: dulmi diid http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4739 Sun, 11 Oct 2015 21:13:28 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4739 koleytaba reer afgoye gaar ahaan gelladiga kici maayaane ilaahbaa u caari doono insha allah!!!

]]>
By: daafeet http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4738 Wed, 05 Aug 2015 08:08:23 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4738 ssss

]]>
By: curdan http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4737 Thu, 02 Jul 2015 06:26:23 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4737 waa ka xumahay

]]>
By: xasan http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4736 Wed, 01 Jul 2015 12:43:43 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4736 alla ya raxma liibaan wuxuu ahaa nin dadaaal wadey laakin ay dileen ciidamada dowlad ku sheega muqdisho ee doonaya iney laayaan dadka deegaanka degan kana barkiciyaan..dhibkani wuxuu ka socdey gobolka sh-hoose mudo dheer waa in loo istaaga sidii leysaga difaaci lahaa tuugada hawiye ee ku soo duushey deegaanka..loona tacsiyeeyaa familkii uu ka dhintey marxuum liibaan..

]]>
By: Gumaysi Diid http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4735 Sun, 28 Jun 2015 06:59:14 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4735 Allah u naxariisto Walaalkeena Liibaan
Liibaan wuxuu ahaa wiil wadaniyad ah oo haddan jecel inuu dadkiisa iyo diintiisa Difaaco,lakiin Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “Lo’ Saynta looga fadhiyo ma istaagi karto” Marka Geladi Dhalinyaradeeda waxaa Horstaagan Odayaashooda ,Aniga waxaan idin lee yahay Dhalinyarooy Odayaasha Warkoda ka baxa ee u Kaca Sidii Reer Gobolka Shabeelaha Hoose sida Marka oo kale Dilkaan Waxaa ka dambeeyey Mooryaan Dhulboobka ku haayo gobolka shabeelaha Hoose. Dilalkaan Qorshaysan waxaana laga soo Abaabulaa Filada Kuweit-ka Sheekh Zayid ay Haystaan Mooryaanta Habar Gidir Dhibaato walba loo gaysto Madaxda Shabeelaha Hoose Meeshaasi ayaa laga soo Abaabulaa Xataa waxay lee yihiin Niman Koobi ah oo SHABAAB ahaan ay ugu shaqaystaan dadka Dil si ay u helaan Kursi Marka war badan waxba mataro walaalayaal Hadalkayga Xikmadaha ku jirto hala Xifdiyo KACA OO KACA Walaalayaal Gumaystaha Madow aan ka hortagno WABILAAHI TOWFIIQ

]]>
By: maxamuud qani http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4734 Sat, 27 Jun 2015 21:49:13 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4734 Shabeelaha hoose iyo jubooyinka iyo gedo ilaa RRA dib loo dhiso dhalinyarda deegaanada koonfur galbeed LA hubeyo mamulka gobolada iyo degmooyinkana waa in dhaliyaro dhiigleh oo waxbartay loo dhiibay

]]>
By: ibrahim afgooye http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4733 Sat, 27 Jun 2015 18:02:10 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4733 In reply to Hiraab Weyne.

HAWIYE AXMAQ WAALAGUU SOO MAXAATIRIYEEYNAA WAANA LAGAASAARAA SH/HOOSE IYO BANAADIR AFARTAAN SANO AXAADBA ISMOODEEN INAAD WADANKA ADINKAMAAHEE CIDKALE JIRIN LAAKIN WAALAIDIN TUSIN AWALBA DAMEERAAD EHEEDEEN MEESHIINAANA LAIDIIN CELIN

]]>
By: Axyaa-Wadani http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4732 Sat, 27 Jun 2015 15:21:00 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4732 Asc, meel gacan kahadal u baahan, hadal wax ba kama taro, Beelaha USC-Hawiye ee Milatarigooda iyo Madaxdooda waxay u baxeen, Boobka, Dergaanka, Dhaca & Dilka kuwa Ma dam.qadayaasha ah, war kaca oo iska dhiciya ama Dulinimo aad ku jireyysaan Ebed.

]]>
By: ibrahim afgooye http://www.daafeet.com/2015/06/26/liban-abikar-yusuf-yuyu-the-unsung-hero-of-afgoye/#comment-4731 Sat, 27 Jun 2015 02:20:23 +0000 http://daafeet.com/?p=21236#comment-4731 liibaan abiikar yusuf alaha uraxmado waa wiil kadamqaday umadiisa , sidi maxamed cumar ookale laakin aad ayaan uga xumadahay dadka reer afgooye ayaa waxay noqdeen madamqadayaal kii u istaago ayagoo u jeedaa ladilaayaa taasi waxay katurjumeysaa isku duubni la aanta shacabka reer afgooye aad ayan ooga xumaaday, markaan baaritaan sameeyayna waxaa ii soo baxday iney kadanbeeyeen kuwa dhulboobka kuyimid shabeelaha hoose shaki kumajiro in dilkiisa ay kadambeeyeen, waxaan rajeeynaayaa insha alaah iney shacabka reer afgooye ee kumagactirsada galadi ilafahmaan qaasatan dhalinyarada maahan duqoowdan maysiinjeeyidaas haayo ee waxaan idinleeyahay u kaca dhulkiina iskana korqaada mooryaanta garabkiinaan soo istaageeynaaye hadii aanahay qurbajoogta diyaar ayaan idiin nahaye, meel hool ubaahan hadal wax kamataro dhiiga wiilkeena sidaas yaan lagu iloowin wabilaahi towfiiq

]]>