Comments on: Jaaliyadaha Dibada ee Kasoo Jeeda Shabeelaha hoose oo Kasoo Horjeestey Qaabka Loo Sameeyey Maamulka Degmada Marka Iyo Afgooye http://www.daafeet.com/2015/06/15/jaaliyadaha-dibada-ee-kasoo-jeeda-shabeelaha-hoose-oo-kasoo-horjeestey-qaabka-loo-sameeyey-maamulka-degmada-marka-iyo-afgooye/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 16 Jun 2015 09:31:42 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: mohamed http://www.daafeet.com/2015/06/15/jaaliyadaha-dibada-ee-kasoo-jeeda-shabeelaha-hoose-oo-kasoo-horjeestey-qaabka-loo-sameeyey-maamulka-degmada-marka-iyo-afgooye/#comment-4571 Tue, 16 Jun 2015 09:31:42 +0000 http://daafeet.com/?p=21082#comment-4571 hadii reer shaeelada hoose ay run sheegeyaan dhamaan ha is abaabulaan wixii dhalin yaro ah hala soo aruuriro dhaqaale haloo raadiyo haliska dhiciyo dadkaan marba shaati ayey soogashtaan hadii dagaal mideysan lagu saari waayo dhulka aan u dhaafno kii xoog kqabsadaba

]]>
By: mohamed http://www.daafeet.com/2015/06/15/jaaliyadaha-dibada-ee-kasoo-jeeda-shabeelaha-hoose-oo-kasoo-horjeestey-qaabka-loo-sameeyey-maamulka-degmada-marka-iyo-afgooye/#comment-4570 Tue, 16 Jun 2015 09:27:02 +0000 http://daafeet.com/?p=21082#comment-4570 waan istaahilnaa maxaa yeeley anagaa hishiin weyney oo faceena u seexaney xagee lagu qoraa dad nabada jecel yaa isku ixtaraamaayo nabad ayaan jecelnahy wll yaalow hoos isufiirin ayaa dhexdeena kujirto waan arki weynwy cadowgeena soomaali walalo wax kumalaheyn wiligeed iska cilin ayey wax kulahaan jirtey weyna sii ahaan doontaa dhulkaasna waa jaanis qoladii u dagaalantaa leh saas ogaada wll yaal

]]>
By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/06/15/jaaliyadaha-dibada-ee-kasoo-jeeda-shabeelaha-hoose-oo-kasoo-horjeestey-qaabka-loo-sameeyey-maamulka-degmada-marka-iyo-afgooye/#comment-4569 Mon, 15 Jun 2015 17:11:06 +0000 http://daafeet.com/?p=21082#comment-4569 Walaalayaalow war la sheego uma baahna dulmiga iyo cadaalad darada lagu haayo G/Sh/hoose,wxuu u baahan yahay halgan xurnimo doon ah gudaha iyo dibada,qof kasto oo ka danqanaa dhibaatadaan haysato Digil iyo Biimal hala idinka helo sadex shey oo ah dhow ,dhiib,dheh si dal xor ah ay u helaan jiilka naga danbeeya.

]]>
By: Dulmi diid http://www.daafeet.com/2015/06/15/jaaliyadaha-dibada-ee-kasoo-jeeda-shabeelaha-hoose-oo-kasoo-horjeestey-qaabka-loo-sameeyey-maamulka-degmada-marka-iyo-afgooye/#comment-4568 Mon, 15 Jun 2015 14:24:32 +0000 http://daafeet.com/?p=21082#comment-4568 Asc Dhamaan Shacabka Shabeelada Hoose aniga waxaan orn lahaa talefan wax lga sheego majoogtee arintu qof walba oo qurbaha jooga qori maugadi karaa ina adeerkiis ugu dhaw mana askarayn karaa hadaan taas lahelin talefan wax maxlinayo iyo hadal aan ficil lahayn, Hadii lrabo in laga xuroobo kooxixii dhul boobka kuyimid waa in ladagalamaa oo kliyah xal kale oo anga arko majirto dadka deeganka hadaysan diyar u ahayn inay dhiigood iyo dhaqalahooda huraan haiska sabran ayaan leeyahay hana iska raaxaystaan hadi kale aan dagaalano tasoo ah xalka kaliyah ee shabeelada hoose uga bixi karto dhibta haysta.

]]>