Comments on: Beel waynta Shanta caleemoot Maxaa ka Reebey umada Soomaaliyeet http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 26 Apr 2016 20:16:57 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: cumar http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4607 Tue, 26 Apr 2016 20:16:57 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4607 hubeer shan caleemood ma ahan shan caleemoodna qabiil ma ahan ee beenta inaga daaya rer daafeet.com

]]>
By: Dr Mahad http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4606 Sat, 26 Mar 2016 08:56:02 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4606 hala sabro xaqa waa soo baxaa

]]>
By: Daafeet http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4604 Fri, 19 Jun 2015 16:33:25 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4604 Moge Qof Alaale qofkii ilaahay calaf uga dara in lamagacaabo waxay kurantahay inuu Maamulkiisa miro dhalmada Degan haday la shaqeeyaan Maamulkooda waa uu socon karaa Marka hadii layiraahdo yaa lamagacaabay Hibil reerkayga mahan hadii gacanta laga laabto maxuu qaban karaa qofkaas aqoon walba uu leeyahay xataa waa maya Hada waxaa saas ku fashilmay Geesi Halyay Isaq Maama Caliyaw oo mudan in laxusu sida Geesinimada leh uu uga dhiidhiyay kooxda dhulboobka rabtay inay Maamulka ka mid noqoto ayagoo waxba kulahayn Degmada Wanle weyn oo ka cayriyay Degmada Waa Geesi laakiin aqoontii ayaa kuyaraatay Dadkiisana lama Shaqayn Dadka qaarkoot ayaaba waxay dhaheen hadaan askar keeno isak Maama ayaa wax noqonaaya macnaha isaq mama ayaa awood dhalaaya marka dadaka Daafeet Degan waa noocaas Marka waxaan ku dar daarmayaa in lala shaqeeyo cid alaale cidii noqoto Maamulka Degmada oo ah Beelaha Shanta caleemoot Maxaa yeelay qofkaan Bari ayuu Kadagi karaa adiga ayaa kori kara ee wada shaqayno walaalayaal.

]]>
By: moge http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4603 Fri, 19 Jun 2015 11:49:00 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4603 dadka magaalada hadeyba maxamed siidoow c/raxman ay ku qanacsanyihiin ma xuma lakin waxaan maqlay dad leh mas uuliyadiisa ma fiicno xajigaaa ka fiican WALHU ACLAM ku dambaabi maynee ALLAHA U FUDUDEEYO WALAALKEENA dadka deegaan ayagaaba kala keeda xaqiiqda

]]>
By: moge http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4602 Fri, 19 Jun 2015 08:48:36 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4602 maxamed siidow isaaq mama ayaa dhaama xaaji isaaq waa nin qadiyad leh maxamed waa un responsible

]]>
By: Daafeet http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4601 Fri, 19 Jun 2015 06:45:45 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4601 Wanle iyo warmuusoow warkaaga aad ayuu ufiicanyahay waxaa lagu qaban karaa dadkaan qaa imiinta ah sida Macalin jiis iyo rag kaloo badan aan wax qadiyad lahayn calooshoot ushaqaystayaal ah inaan anaga oo dhan noqono ciidan hadii kale warlee kujiree saan hala yeelo iyo calaacal waxaan loo joogin marka Ciidanka aan galno dhalinyarada Degmada joogta hala ciidameeyo mardhaw isbadal ayaa imaanaya Degmada Haduu Alle idmo Maamulka cusub halala Shaqeeyo waad mahadsantihiin.

]]>
By: wanle ii warmuusoow http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4600 Thu, 18 Jun 2015 18:20:52 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4600 asc dhamaan waxan salaamayaa baxada ku xiran wabsedka gaar ahaan umada ku cabtirsata digil iyo mirifle salan kadib shan caleemoot iyo waxan loo joogin haku mashquuline aan kawada had
alno war sideee umadaaan hurdeeyso sidee hurdada looga soo kiciyaaa iyo sidee dadka dhuuna raacyaalka eh umadaan hormuudka u eh mar walba caadiyeystay iney gataan dhulkooda looga qabtaa war umadan malahan miyaa dad qadyad leh oo hugaankooda qabta marka haku mashquulina eeelaay iyo hubeer iyo erdho war u istaaga sida umadaan iyo dhulkooda lahu badbaadin lahaa .

]]>
By: Qanciye http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4599 Thu, 18 Jun 2015 16:42:53 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4599 Degmada waxay ubahantahay Aqoonyahano Geesi ah oo aqoon uleh Maamulida iska celin karana waxa ku soo jeeda Degmada Marka Waxaan leeyahay Aqoonyahanada ka qayb Qaata Maamulada La Magacaabi rabo ha Cabsanina ee Degmadiina udhinta

]]>
By: ifiye http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4598 Thu, 18 Jun 2015 16:39:54 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4598 sxb Moge waxaan kuu sheegayaa qofka Magalada ubadnaa oo dadkana sifiican ukala yaqaan ayaa loo dooran karaa Gudoomiye nin qurbaha joogay oo aqoon fiican degmada ulahayn ma maamuli karo ilaa voteka lga garayo qof yqaan Degmada ayaa kufiican waqti xadirkaan Maxamed Siidaw ayaa kabixi kara kaliyah

]]>
By: moge http://www.daafeet.com/2015/06/15/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet/#comment-4597 Thu, 18 Jun 2015 13:21:15 +0000 http://daafeet.com/?p=21088#comment-4597 cali ibrahim cabdi wax kuwaas dhaama nuuma haysiin miyaa maxamed siidoow wax ma maareen karyaa dadkii waxbartay ee qurbaha ka tagay waad diideen

]]>