daafeet.com
Xog:- Odayaasha Digil ee Ku Sugan Magalada Baydhaba oo Ka Qeyb Qaadanaya Beecinta Gobolka Shabeelaha Hoose
Xogtii ugu damebeysey oo ay Daafeet Media ka heshey magalada baydhaba ayaa sheegaya in tirada iyo qeybsiga Xildhibaanada Maamulka Shariif Xasan laga gaaray heshiis horudhac ah. Tirada Xildhibaanada…